Riyada wiil aad wada socotaan oo uur loo leeyahay

 Riyada:

Wiil aan wada socono ayaa xalay iso wacay  wadanka Amerika  ayuu sharci la aan ku yahay carki qaxootiga ka dhahay wuxuu ii sheegay inuu car magaalo kale ka doonanaayo kadib  wan seexday riyadan ayaan argay riyada  saan ay ku bilaawane ano gabadha saxabtay u tagaayo  ayada oo telefon ku hadlayso oo leh uurba ku leeyahay halkii haben aan isku tagay  asigo og aso qaladka sameyey hadana marabo inu telka ku dhigo 

Uurkana waa uur ween. Codkisa ka shakisan ayaan waydiina inay sawirkiisa i tusiyso marka ayuuba  noqda xabiibkeyga. Kadib ayuu dib u so wacaa aso nakala  ilaalinaayo inaan wada hadalno oo wax ii sheegto kadib waxay dhahee saxibataye ayan video ahaan ku bara ay dhahee saxibtana wa ani asigu waa diida way IgA raali galina maadama an maqlayey asina wuxuu canaana marabo why ii bare ileen marabo inaan xaladana ku Argo ayadana ma ogo inaan Ada socono wuxuu is xan xanaajina ayadana waxay leedahay why iigu ceeben gabdha ane waxaan hoos u dhahaa waa caadi  gabadh uurka ay sido wa gabar  waxan ogaan ku gaara inaan siga wax dareen siin gabdhadhana si doo kale muda kadib baa kula maynaa waxana u sheeg inaan malinka ogaaday  asiga hoos ayu eega.

Riyada wiil aad wada socotaan oo uur loo leeyahay

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu naago badan wado ujeedadiisana ma aha jacayl iyo guur rasmi ah wuxuu raadinayaa naag uu nolol fiican ku gaaro, adiga ayaa laguu digayaa sida riyada laga fahmayo waxaaba dhici karto sir weyn inaad ka ogaato waayo uurka loo leeyahay wuxuu tilmaamayaa sir uu kaa qarinayo.


This dream indicates that man has many wives and his aim is not love and formal marriage he is looking for a woman to achieve a good life, you are being warned how the dream is understood it may happen a big secret to know because the pregnancy indicates a secret to hide from you.


Previous Post Next Post