Riyada aan dabaq saaranahay oo naag wax iga sheegayso

Riyada:

Asc wlalaha daruurowaxaan  kuriyooday anoo dabaq dheer cusub  dagay oo nag aan garanayo oo dhulka joogto wax iga sheevaysoo oon ku qabtay waxaana dhihi ay leedahay way i dhahday wAAN KU QABSTay anoo lahadlaya toosay

Riyada aan dabaq saaranahay oo naag wax iga sheegayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in naag cadow kugu ah aad ka badbaadayso sharteeda oo aad ogaan doonto xaqiiqadeeda iyo beenta ay kaa faafinayso.


The dream indicates that a woman who is an enemy to you will save you from her evil and you will know her truth and the lies she is spreading about you.

Previous Post Next Post