Riyada nin ganacsade ah aan tacsiyaynayano

Riyada:

Asc walaal alahaa ku barakeeyee waxaad ii fasirtaa ,

Waxaan ku riyooday anigoo salaamaya nin ganacsda oo aan is gacan qaadanay , une tacsiyayay aabihii oo dhintay iyo walaashii oo dhawaan dhintay,

 Kadibne uu faraxay waxaane wada galnay xafiis wuxuu ii sharaxay qaabka ay u shaqeeyan qorshihii ,

Intaas kadib waan ka Soo baxay xafiiskii anigoo arakay qaab shaqadii xafiiska  lane kulamay shaqaalihii xafiiska ,

Waan Soo baxay anigoo ku faraxsan  waan Soo tooasay insha allaah

Riyada nin ganacsade ah aan u tacsiyaynayo

Fasirka:

Riyada waxaa laga fahmayaa ninkaas inuu walaal oo kale kaa dhiganayo oo aad saaxiibo isku dhow aad noqonaysaan aad buu kuugu kalsoonaanayaa sida uu ugu kalsoon yahay walaakiisa


In the dream, it is understood that that man is making you a brother and that you are going to be close friends. He trusts you as much as he trusts his brother.


Previous Post Next Post