Riyada:
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
شيخ بارك الله فيك وجزاك الله خير
Riyadaan ii soo fasir
Waxaan ku riyoodey anoo jiifo tuug ayaa inoo soo galay gabadh isla dagneen ayuu alaabta kaqaadanayay markaas ayaan dhahay tuug tuug markaa xabad/bistoolad ayuu iwu dhuftay حسبي الله ونعم الوكيل ayaan dhahay wax dhaawac ima soo gaarin ninkii tuuga markasta wuu idilaa madhimanaay mana dhaawac maay حسبي الله ونعم الوكيل ku cel celinaay riyada dhexdeeda ayuu iwu baadi goobaay markuu I arko wuu idilaa
Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhib kuu keeni karo waxaad kaga baadbaadi kartaa kaliya adkaarta iyo quraanka kariimka inshaa Allaah ku dadaal quraanka.
The dream warns you of things that can cause you trouble. You can only escape from the hardships and the Qur'an.