Riyada xafalad qalinjabin iyo farxad

Riyada:

Asc walaal waxaad ii fasirtaa hadii all idmo riyadan.

Waxaan ku riyooday anigoo salaamaya araday aan jamaacada wada dhigano , oo safe kujira oo fadhiya jaamacad dhex deeda oon leeyahay maxaad iigu Soo sheegi waydeyn buugaagtii qalin jabinta jaamacad iyagoo wada haysata salan kadib waan la fadhiistya anagoo isku wada faraxsan dhamantayo inshallah I Soo fasir

Riyada xafalad qalinjabin iyo farxad

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku dhamaysan doonto arrintaas laakin dad ardayda ka mid ah qaar ay ka xun yihiin inaad guul gaarto marka sidaa awgeed ma ogoleen inay kuu sheegaan.


The dream indicates that you will finish it happily, but some students are unhappy that you will succeed, so they are not allowed to tell you.


Previous Post Next Post