Gabar wan noqotay oo lax u galmoonaysa

Riyada:

Wxn ku riyoday aniga iyo walshay oo isla socona kadib mrkan maryno meel Garon ah oo kubd lagu ciyaaro Ayan argnay neef xoola ah oo lax ah kadib wy soo qabaty walshay kadib walshayna wxy noqtay qaarka danbe wan, kadib laxdiibay u galmotay wyna ila hadlysaao qaarka sare waa qof caadiya ana wan naxy oo wan eegay wn u fiirsady kadib naxdintii bn soo baxdy.

Gabar wan noqotay oo lax u galmoonaysa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa shahwo iyo dareen badan inuu jiraan heer ay u ekaanayso xayawaanka, haddii ay tahay gabar wali aan la guursanin guur ayay u baahan tahay haddii la qabana ninkeeda shaqadiisa sida la rabay uma guto.


The dream indicates that there is a lot of passion and feeling that there is a level of resemblance to animals, if it is a girl who is not yet married she needs marriage and if she is done her husband does not do his job as desired.



Previous Post Next Post