Riyada aroos la guurinayo oo guriga laga bixinayo

Riyada:

Wxn ku riyoday haben dhawyd iyadoo gurigayga laga qadyo aroos, yacnii gabdh laga hoyaanyo,ama laga guurinayo. Oo dumar badan joogaan o arooska racayaa, ana wn joogay mesha ana racay.

Riyada aroos  la guurinayo oo guriga laga bixinayo

Fairka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo muhiim ah in ay dhici doonaan waxaa wax la xiriira familkiina khayr Ilaahay haka dhigo.


The dream indicates important things that will happen in relation to your family and God will do good



Previous Post Next Post