Anoo xajka joogo oo meel dheer fuulaya

Riyada:

Xn ku riyody anoo xajka tagya kadib waxa la koryaa meel dheer o salaan losii Koryo kadib ana wan koray mrkaa dadka ay ku adkato iny koraan nin ba so tageera la idhi mrka ninku halkasu tagnyhy wxy ku leyihiin kaly na tageer o gacta Naso qabo asna u diidya oo nin kalu la shekysanyaa wana carab,kadib anu markiiba wn Koray zxpdy iyo gabdh kla I yidhi wll na qabo aduu wn soo qabty mrka mid bn kaso saaray ,kadib mrkad meesha drafted wxa meel kaso dhacya 2 jabcadood oo kla wayn,Ama weela oo kla wayn wd qadnysaa wn qaatay meshing la galyaan galy o ah mesha lacgta lgu bixinyo,kadib shandaii oo mar hore qol nalgaga raebay bn 8dhi an soo qato ,kadib xn arkay iygo9 dhex yala qolkaan ku jira dhamn shandadii dadku wn soo qaty, moplkygii bn radiyay, zxpd bn sow kaga imi, iydna wy so gashay waxy igu tiri hdaad tagyo wxn kusiinyaa buskut badan ooon ku siday ana hye bn ku idhi wn soo Kacy. Hader bn jamcda dhameyay ma shaqyto lkn riyda dhaxdeeda wn hasty lacga aan ku tagyo xajka,o xn lahaa ana shayqty.

Anoo xajka joogo oo meel dheer fuulaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican inaad helayso laakin rafaad ayaad maraysaa waqti badan ayuu kaa qaadanayaa waxaana sabab u noqonayo nin ku caawin doono.


The dream indicates that you are getting a good thing, but you are going through a lot of time and it takes a lot of time and it will be a reason for a man who will help you.


Previous Post Next Post