Riyada aniga iyo ninkeyga iyo labo ciyaal bajaaj raaci rabno

Riyada:

Asc shekh waxan kuriyoday ani io ninkeyga io 2ciyaal dhalnay isla socono waxan uso soconay xafadena kadib motto aan raacno radineynay kadib waxan arkeyna motto bajaj oo guri hortiisa istagsan waxana ka dagayay mottada uday kadib mottadii wan hishiin weynenaa wey iska tage kadib ninkii nadhahayo ciyal wadiin intat motto kale kaheleysiin gurigeyga soo gala waan galeyna qol nagilina sheko noo bilabaa kadib aniga bananka usoo baxa waxyar markan bananka joogo qolkii kulabana waxan arka ninkii oo wax sikale u urayo idin kushiday ninkeygana indhaha isku haayo oo wax wey wey diinayo qaab sixir ookale uadeegsanayo oo rabo inuu hanti diisa qaato kadib asigiiyan kicinaa meshan naga soo wad dhaha ani dhan wixii shitna madaxa igu war warerayo lawadeyda ciyaal iihurdayo soo xanbara bananka uso baxa ninkeyga oo sida qof walan ookale usoc socda gacanta kaqabana waan soo baxeyna intan socdo wax aan qaban karin qiyas ahan nin uek gadaal iiga dhagaayo waan iska fujinaa

Riyada aniga iyo ninkeyga iyo labo ciyaal bajaaj raaci rabno

Fasirka:

Riyadan waa riyo cajiib ah, waa digniin, ninkaas waa qof cadow ah oo raba gurigiina inuu dumo.

Wuxuu noqon karaa qof qaraabo aad tihiin.

Riyada waxay xambaarsan tahay qofkaas inuu sixir adeegsanayo oo uu isku dayayo inuu idin sixro.

Marka waa ka badbaadaysaan, ku dadaal quraanka inaad akhrisato.


This dream is a wonderful dream, it is a warning, that man is an enemy who wants your house to collapse. He may be a relative of yours. The dream means that person is using magic and trying to bewitch you. So you will be saved, do your best to read the Qur'an.

Previous Post Next Post