Riyada hooyo rooti ii keentay anoo hurdaya iyo dhowr cunto kale naoo cunaya

Riyada:

Wxn ku riyoday anoo sii sexnaya ama jiifa oo wali gamin, uu ahaby ii yeedhay kadib anoon u jawabin ayay hooyaday u tagty ku tiri wy sexaty suu idhi hoo u gee Albtan, kadib hoyady ba ii keenty , xabad roodhiya oo muqmad dhexdeda lga soo buuxiyay.

2. Anoo cunaya,dhawr cuntoo isku jira oo aad uacaaan, on leyhy aad by u macnthy.

Riyada hooyo rooti ii keentay anoo hurdaya iyo dhowr cunto kale anoo cunaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq aad ku helayso daal la'aan, Ilaahay wuxuu kuu keenayaa wax fiican adoon dhib u marin, taasna waxaa sabab u noqonaya waalidkaaga.

Waa riyo khayr ah.

Riyada kale cuntada aad cunayso riyadii hore ayay la mid tahay waa nolol fiican iyo barwaaqo.


Dreaming describes the sustenance you get without fatigue, Allah brings you good things without suffering, and that is because of your parents.

It is a good dream.

In other dreams the food you eat is the same as the previous dream is a better life and prosperity.


Previous Post Next Post