Riyada anoo wiil sito oo safar la galayo

Riyada:

Asc sheekh riyada ifasir waxaan ahay gabadh waxaan ku riyooday anigoo wiil yar o cad aan sito laabta aan ku hayo wado dheer aan la maraayo on rabo inan safar la galo ilmahii iyo aniga babuur yar baa wadadii naga xidhay hadana babuurkii mid wayn baa nagu soo riixay buul yar ba ka galnay way naso rixeen buulkii xaga danbe bac ba kaga dhisan wan jeexay san wado u helo waxan u maleyay inay qabuuro yihiin hadana wan mary ilmahii ba iga dhici hadhay wa ducaystay inanu dhulka igaga dhicin kadib wado ayaan helnay habeen bay noqotay niyada waxan iska dhahay barri baad safriye ilmahan bahan ha la safrin wana habeen jidkii ano tagan ba igu danbaysay.

Riyada anoo wiil sito oo safar la galayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inaad la kulmi doonto, waxaa dhici karto in lagu guursado oo aad ilmo dhasho markaas kaddib aad dhib kala kulanto nolosha xaggeeda.

Marka waxaad kaga bixi kartaa dhibkaas inaad duceysato oo aad quraanka akhrisato.

Riyada waa digniin.


Dream indicates that you will face difficulties, you may be married and have a child and then you will face difficulties in life.

Then you can get out of that trouble by praying and reading the Quran.

The dream is a warning.

Previous Post Next Post