Riyada waraabaha aniga iyo hooyo iyo gabar kale na daba socda

Riyada:

wxn ku riyoday aniga iyo hoyaday oo  aadnay huteel San cuntu usoo iibsano,kadib wxn raacny wado dheer habeena wy ahyd gabdh eedo ii ahy ba Nala socty ,mrkaan wx badn socnay bn baqnay wn soo noqnay wxaan maqlyn waraaabayaal ciyaya,oo nagu soo dhaw ,hadna waba aragnay,wn soo yaacnay buul yar oo mel ka dhisn bn is nidhi gala xuu aha Bila albab wn ka cararnay ninbaa toosh sita oo leh ka xarooda warbaa, wxn argnay nin iyo gabdh isla socda wn ka daba tagny, wxy ku jiraan sandaqad 2 qola, wn ku garcnay wxn ku nidhi wll warba aan idinka galno wxy nagu idhaahdeen maya naga baxa, qolkan klna ragbaa hurda kna angaa sexnyna, Kadib wn so galny , ninku gabdha wxu ku leyhu dharka bixi, kadib wxaa yimi warabayaashii, kadib aniga iyo hoydy xn hynaa albaabka, waligy ma arg albaab handaraab leh hadna xaga hoose kso banananya, dabi wxn xijinba, hoyady ba gacan ay ledahy dibada u baxdy,kadib mid ba qaniinay,Lkn wx dhiiigi kma Iman micina Kumay oolin ee qoyaan uun ban ku arkay kadib wxy tiri uu I qaniinay alpaplii wy sii daysay anaa xejiyay kaligy,wxn arkay warbayashii o badan,mid cad oo u eeg Orgi. Wn yaaby warbe waligy MN rakin lkn Wxy lekayeen riyo uu.

Riyada waraabaha aniga iyo hooyo iyo gabar kale na daba socda


Fasirka:

Riyada waa riyo tilmaamayso dhibaato iyo rafaad aad la kulmi doontaan, Ilaahay ha idinka reebo.
Waraabaha hadda wuxuu tilmaamayaa nin aan fiicnayn oo xumaan ay ka dhici karto oo waliba nin akhlaaq daran.

The dream is a dream that describes the hardships and hardships that you will face, God forbid.
The hyena now describes a man who is not good and from whom evil can happen and who is also a man of unethical conduct
Previous Post Next Post