Riyada gabar walaal aan nahay oo mobilekyaga ka dhacay

Riyada:

Gabdh aan walaal nahay oo Yar oo mobilkaygu ka dhacy laakin ma xumaaane ee dilaac yar uun muryda kasoo gaadhay.

Riyada gabar walaal aan nahay oo mobilekyaga ka dhacay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir qof aad la leedahay in wax soo gaari doono, waxaana sabab u noqonayo qof adiga kuu dhow walaal ama qof kale qaraabada ah.

Mobileka wxuu astaan u yahay xiriir aad la samaynayso qof kale.


The dream indicates a relationship with someone that something will happen, and the reason is someone close to you, a brother or another relative. The mobile phone is a symbol of your relationship with another person.

Previous Post Next Post