Riyada ninkii i furay anoo lugaha u riiriixayo

Riyada:

Waxaan  ku riyooday anigoo  nin ifuray  lugaha  urii riixayo  kadibna  gacanta  iigu  wacayo markaan  udhawaaday wax buu  ii  sheegay  mana  fahmin waxaw  sheegayo.
Riyada ninkii i furay anoo lugaha u riiriixayo


Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir nin inuu kuu soo dhow yahay ninkii hore ayuu noqon karaa ama nin kale cusub.
Guud ahaan riyada waa riyo guur tilmaamayso ama heshiis iyo jacayl.

The dream indicates a relationship with a man who is close to you, it can be an first man or a new man. In general, the dream is a dream that indicates marriage or agreement and love.

Previous Post Next Post