Riyada naag oo ka tirayso taleefanka ninkeeda nabar dumar

 Riyada:

Asalamaleykum. Waxan kuriyodey telephonka hajiga nambar an nabcahay kuarkey oo qof dumar leh kalinka kowad lagu savegareyey markan arkey wan blockgerey. Ifasir please

Riyada naag oo ka tirayso taleefanka ninkeeda nabar dumar

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga in naag kale ay damac ka leedahay oo ay rabto xiriir inay la samayso, waana xiriir guur ku salaysan.

Marka adiga ayaa sabab u noqonaya inaad ka celiso, taasna waa qancinta aad qancin doonto, waa inuu kaa helaa baahida raga ay u baahan yihiin waana gogosha.

Raga badankooda dumar kale waxay u raadiyaan marka xaasaskooda ay caruurta ku mashquulaan.


The dream indicates to your husband that another woman has a desire for him and wants to have a relationship with him, and it is a relationship based on marriage. So you are the reason to hold back, and that is the satisfaction that you will satisfy, he must find the needs of men that they need and that is the bed. Most men look for other women when their wives are busy with children.


Previous Post Next Post