Riyada nin i bursanayo oo igu dhufan rabo bastoolad

Riyada:

Waxan kuriyodey anigo libursanayo nin madow suradis inangaranayo umalaye bastola igudufane rabe wan carare kadibna anojifo iimade bastola igudafan rebe madaxa lakisi bastolada way ubaxiwayse

Riyada nin i bursanayo oo igu dhufan rabo bastoolad

Fasirka:

Waa qof rabo inuu xumaan kugu sameeyo, laakin Ilaahay ayaa kaa qabanaya.

Waana qof cadow ah oo dood idin dhex martay nin ama naag wuu noqon karaa.

Riyada waa diginiin, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka xun.


He is a person who wants to do you evil, but God will take care of you.

He is an enemy and an argument between you can be a man or a woman.

Dreams are warnings, you are required to avoid bad people.


Previous Post Next Post