Riyada qof madaxiisa meel doox ku dhaqanayo asoo timaha soo jartay

Riyada:

ASC wll waxad ii fasirtaa anigoo meel biyo ku jiraan oo dooxada oo kale ah  cagaar ne leh ku maydhayo madaxayga oo aan Soo jartay oo cilaan si fiican timahayga u qabtay oo gududka xinaha aan iska maydhayo intaaan shaadhka iska saaray madax iska maydhay

Riyada qof madaxiisa meel doox ku dhaqanayo asoo timaha soo jartay

Fasirka:

Riyada waa riyo fiican, waxay tilmaamaysaa farxad iyo towbad iyo dahaarada qalbiga iyo qalbi qaboobnaan iyo toosnaan lagu toosnaado diinta.

Waa riyo aad u fiican runtii calaamooyinka ay wadato oo dhan waa wax fiican.


The dream is a good dream, it describes joy and repentance and the veil of the heart and comfort and uprightness of religion.

It's a very good dream and all the signs it has are nice.




Previous Post Next Post