Riyada cilaanka iyo guriga quruxda badan

 Riyada:

Waxan ku riyooday sheekh  ifasir anigoo xine lay marinayo oo caga iyo gamcaba lay mariyay  madawyso sida arosada laygu mariyay waxa lay geyay goob xaflada lay geyay mis ad  losharaxy dhukureshin ad uqurux badan lagu sharaxy oo laydhadhadh casriya lagu qurxiyay  waxa laygu yidhi adiga lagu sameyay ad ayaan ugu faraxsanahy waxan mesha ugu tagy gabadh iyo wiil an ilmabti nahy waxa layidhi wilka dhukureshinka xidhy gabadhuna inta kaly diyarisay ifsir sheekh waxan ahy garob

Riyada cilaanka iyo guriga quruxda badan

Fasirka:

Waa isbadal noloshaada la xiriira, haddaad tahay gabar wali aan la guursanin ama garoob waa xaflad guur, haddii aad tahay xaas waa nolol wanaag iyo ixtiraam ku dhisan oo barwaaqo iyo farxad leh.


It is a change in your life, if you are a girl who has not yet been married or divorced woman it is a marriage ceremony, if you are married it is a life of goodness and respect based on prosperity and happiness.


Previous Post Next Post