Riyada wiil guur iisoo bandhigaya

 Riyada:

Waxaan ku riyood wiil aan sheeko wadaag ahaan jirney oo aan imika in mudo ah kala maqaney oo xaasle 

Isagoo xaaskiisii kala tageen anigana i leh waan ku guursanayaa fasirka riyadaan rabaa.

Riyada wiil guur iisoo bandhigaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inaad war cusub ka heli doonto, way dhici kartaa inuu arrimo noloshiisa ku saabsan inuu kuusoo bandhigo ama kula wadaago.


The dream indicates that you will get new news from that boy, it is possible that he will present or share issues about his life with you.





Previous Post Next Post