Riyada neef labo maqaar leh marka la qalayo

Riyada:

Wll anigu waxan ka sheqyaa hilibka o an ibiyaa kadib hbenkii waxan ku riyda  anigo qalya  o ibinyaa rii laba harg leh o markan harga ka saro an arkyo haragii o laba kala noqonyaa

Riyada neef labo maqaar leh marka la qalayo

Fasirka:

Waxaa kordhaya ganacsigaaga, waxaad heli doontaa siyaado oo aad ku farxayso waa khayr, guud ahaan neefka ariga waa wax fiican markaad hilibkiisa rabto oo aad qalayso, maqaarkana waa wax fiican hadduu labo yahay waa siyaado inshaa Allaah


Your business is growing, you will get more and make you happy it is good, generally the goat is a good thing when you want its meat and you kill it, and the skin is good if it is two it is more if Allah say.



Previous Post Next Post