Riyada dhagxaan dahab ah oo yar yar

Riyada:

Wll gabdh ayaa ku riyotaa mar walba dhagaxan  dahba oo cas cas mar marka  qar waxy isu badelan nac cayo mcn  sido kale nin keduna wuu ku riyoda dhagxanta cas cas marka wll  fasirkedu wamxy

Riyada dhagxaan dahab ah oo yar yar

Fasirka:

Waa hanti lama filaan ay heli doonaan gabadha iyo ninkeeda, waxaa laga yaabaa dhaxal inay helaan, guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican.


It's an unexpected property that the girl and her husband will get, they may have an inheritance, overall the dream is a very nice dream.



Previous Post Next Post