Riyada maska cad oo aan batrool ku dilayo

 Riyada:

Asc walal riyadaan iifasir 

Waxaan ku riyoodey guriga nagu dhagan oo mas wayn intuu galay meel God ah buu galay bahlkuna waa cadaa Wana dheera waliba saaid marka god kuu galay baan batrool intaaa ku shubay godkiii waa ololaly bahlkiina meeshu ku gubtay mxy noqonysaaa wll inshalh

Riyada maska cad oo aan batrool ku dilayo

Fasirka:

Waa xaasid aad ka adkaan doonto oo, waxaadna ku gubeysaa quraanka iyo ducada, maska waa cadow marka riyada lagu arko.

Maska cad waa qof nadiif iska dhigaya laakin cadow ah.


It is jealousy that you will overcome and, and you burn it with the Koran and prayer, the mask is an enemy when seen in the dream.

The white mask is a person who pretends to be clean but an enemy.


Previous Post Next Post