Riyada nin cagaf wata lala dirirayo

Riyada:

Cagaf ayaa wadad hortyda wx ka samynysy kadib ninkii baa alpooyin gugiyga soo dhigty ninkii waan is maaganay wn dilnay aniga iyo walshay wn iskaugu tagnay, wxu leyhy naa abhiin ma wxsoo gaadhiyuu lehyhy taajiriin ba tihiine, kadib cagftii bu kaxysty,gabdh aan garnyo oo jaarka buu jiidhsiyay , kadib uu so dahay uu Naso doonty hadna waan dilnay kadib waalshy buu isku dayay inuu kufsado intsan kuso bararugy

Riyada nin cagaf wata lala dirirayo

Fasirka:

Waa riyo dood iyo dagaal tilmaamayso, nin ayaa isku dayaya inuu idin dhibo.

Ninkaas waxaa laga yaabaa inuu yahay qof dad kale idinku soo diray oo raba inuu dhibaato weyn idin ku sameeyo, laakin waad ka baxsanaysaan wax dhib ah idin geysan maayo.


It's a dream that describes argument and war, a man is trying to trouble you.

That man may be someone who has sent you to others and wants to do you a great deal of trouble, but you will escape and I will not cause you any harm.






Previous Post Next Post