Riyada maalinta ciida oo salaad la tukanayo

Riyada:

waxa la leyhy waa ciiid islaamii jaarkayaga oo intay cawo dhigteen ama gogol dhigteen guri naha soo hor jeda iyo Kanagawa dhexdooda ku tukanaya Saladiii ciiida kadib,anoo so socdaaa wxn arkay Islaan aan garnyo oo leh naa Kalyan ii akhriya aan salada galee, kadib tu yaro ah taagnayd baa tiri hebla u u dhiib iyada kuu akhrine (qofkunu waa aniga)kadib bay ii dhiibaty  wxay ahyd duco wana u akhriyay,

Riyada maalinta ciida oo salaad la tukanayo

Fasirka:

Riyadan iyadana waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad weyn leh oo familkiina ama xaafadiina ka dhici doonto.

Waxaa dhici karto in xaflad aroos ay tahay waa riyo fiican.


This dream for her describes a great joyous event that will take place in your family or neighborhood.

It's possible that a wedding ceremony is a nice dream.


Previous Post Next Post