Riyada walaashayda oo gaari cad ku timid

Riyada:

walashy oo wayn o rer leh baa no timi wxy tiri soo baxa dalxiis baynu aadaynaa kalaya I raacnee wxY kaso dagty gaadhi cad oo shaqaxn gudihiisa o qurx badan.

Riyada walaashayda oo gaari cad ku timid

Fasirka:

Waa munaasabad oo farxad leh oo aad la wadaagi doonto walaashaada.

Riyada waa riyo aad u fiican.


It's a joyous occasion that you'll share with your sister.

The dream is a very good dream.


Previous Post Next Post