Riyada mooska iyo cunto hoteel laga doonayo

 Riyada:

ASC walaal.waxaad ii fasirtaa anigoo wata moos ayaaan garabkane kuwatay daasad xadhig ku xiddhan yahay ,

Kadib mooskii waxaan dhex gashaday daasadii  waane socday waxaane lakulmay nin aan aqaano oo xisaab ah waan is racnay waxaane aadnay hoteel cunto aan ka cuno waxaanu wada foolnay jaran jarta hoteelka,

Isagii waxa uu hor istagay alabaab xidhan  anigane waan garab maray oo albaa. Foran ayaan kagalay hoteelkii waxaan gudaha u sigalay hoteelkii waxaan dalbaday cunto, isagiine albaabkaa u furmi waayay ,

Inshallah

Ii Soo fadir

Riyada mooska iyo cunto hoteel laga doonayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimaha aad ku guda jirto inay fududaan doonaan waana khayr inshaa Allaah, waliba arrimaha la xiriira mutaqbalka noloshaada.
Mooska aad waddo waa arsaaq macaan oo badan. 

The dream indicates that the issues you are in will be easier and hopefully, it is good for the future of your life.
The moss you are walking on is a delicious and abundant sustenance.

Previous Post Next Post