Riyada hooyo oo xanuunsan oo qol ku jirta

 Riyada:

Asc sheekh hawen waxan kuriyoday hooyadey oo xanuunsan qolka kujirta oona hareysa wiil walalkeyga ahna oyaya wuxu la oynaa hooyo xanunkeda kadib aan dhahayo isbitaal aan geyno.

Hadana hawenka kuxigay waxan kuriyoday hooyadey oo xanuunsan aan guri kale ey jogto ugu tagaayo iyado qandho heysa oo xanuunsan


Riyada hooyo oo xanuunsan oo qol ku jirta

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo laga xanuunsado oo laga murgo inay soo socdaan, marka Ilaahay ha kaa ilaaliyo wixii dhib ah.

Labada riyo isku fasir ayay noqonayaan.

The dream describes things that are painful and sad to come, when God protects you from any trouble.

The two dreams will be the same interpretation.

Previous Post Next Post