Riyada anoo aqimayo iyo anoo ordayo waxaan arkaa dibqalooyo fara badan

Riyada:

Asc 

Wll magacaygu Mohamed Abdulkadir dagan Germany.

Waxaan ku riyoodey labo riyo mida hore 

Waxaad ahayd Anoo salaad subax aqimayo 

Oo yar saxiibkey ileeyahay aan suneesano 

Riyadaas waxay dhacdey salaada subax kahor 

Sicaadi aha aayaan utoosay Saladii suxab ayaan tukadey

Quran ayaan aqristey Waan seexdey

Waxaan ku riyoodey Anoo anoo ordayo aniga igo dad badan waxaan ordaba Waan ka sheekeyay meel caws aha ayaan ku kufay Waan kacay wado meel beer ah ayaa ale ii bixiyay

Wadadii ayaan ku ordey dadka qaar ayaa lahaa wow mansha laah 

Markaan guulestey 

Ayaan waxaan arkay dib qalooc farabadan oo isku yimid Waan adimay markaan adimo way amusayaan madhaq dhaqaa qayaan 

markaan joojiyo adaanka way soconayaan 

Waan layaabey Sida adinka ay uga baqaan 

Sheekh khayr alaha ku siiyo ii soo jawaab

Waxaan ahay xaasle dagan Germany 

Riyada anoo aqimayo iyo anoo ordayo waxaan arkaa dibqalooyo fara badan

Fasirka:

Riyada koowaad:  waxay tilmaamaysaa inaad diinta ku toosnaan doonto oo aad noqon doonto qof aad u fiican, waxaad ku gaari kartaa arrintaas cibaadada iyo cabsida Ilaahay.

Riyada labaad: waxay tilmaamaysaa inaad guul ka gaari doonto shaqadaada oo aad noqon doonto qof lacag badan helay laakin waxaad yeelan doontaa dad xaasid ah, iyagana waxaad kaga guulaysan kartaa inaad akhrisato quraanka iyo adkaarta.


The first dream: it indicates that you will be upright in religion and be a very good person, you can achieve this through worship and fear of Allah.

The second dream: it indicates that you will achieve success in your work and you will be a person who has earned a lot of money but you will have jealous people, and you can succeed in reading the Koran and remembering Allah.




Previous Post Next Post