Riyada gabar ari la joogta mar kasta

Riyada:

Wll waxan kuriyoodaa markasta anoo adhi la joga ibadan ano xola racaya uun oo miyi joga bal tana ifasir

Riyada gabar ari la joogta mar kasta

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa masuuliyad aad qaban doonto, meel ayaa laguu dhiibayaa aad maamulaysaa, waxay noqon kartaa guur, gabar guri maamulayso oo caruurteeda tarbiyaynayso waa khayr riyada.


Dreaming describes a responsibility you will have, a place you are entrusted with managing, it can be marriage, a girl who manages a house and raises her children is good for the dream.


Previous Post Next Post