Riyada gabar caan ah maxay noqon kartaa

Riyada:

Waxan kuriyooday gabadh cana oon la jogo waxan ku idhi wll miyaad kujirtaa gurubka qisasu dikir waxy tidhi Haa wan ku jira waxan ku idhi Ana wan ku jiraa cadi ahaan gurubku wa mid jira anigu wan ku jira oo dacwadu kashaqeyaa lkn iyada moyi inay ku jirto ma aqan ee midhiyahan ka arkaa gabadhu cadi ahaan wa aroosad hada wll dadka canka adban ugu riyoodaa waxa kalon kuriyody gabadh macalimad diniya ano la joga bal ifasir oo gurigeda joga waxan ahy garob

Riyada gabar caan ah maxay noqon kartaa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa adiga inaad caan noqon doonto, oo dadka ay si fiican kuu baran doonbaan maalin maalmaha ka mid ah, ama nin caan inaad guursan doonto, markaas ay dadka si fiican kuu baran doonaan.

Dreaming indicates that you will be famous, and people will learn about you well one day, or a famous man that you will marry, and then people will teach you well.

Previous Post Next Post