Riyada anoo kabo dhaadheer xiran oo hurdo i hayso

Riyada:

Asc sheikh wxn ku riyoday anigo kawo Dhar dhar xiraan kadib wxn jogay mel o subarmerked cml kadib ani gudaha ayan ku jiray markas lkn wa xaan daremayay in ey hurdo iheyso markas bananka ayan u so baxay kadib wxn arkay wiil an is naqaano markas ayn wxn ku dhahay hoo mobile kaa ee gaarii iwac o guriga igeeyo hordo ayaa iheyso cml wiilkina waxa u idhahay lacag dhan ma hayii lacagti dhan ayeydee ayn iskaga diray

Riyada anoo kabo dhaadheer xiran oo hurdo i hayso

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa waddo xun inaad qaaddo, iska ilaali waxyaalaha qaarkooda aad samaynayso hadda, hurdada ku hayso waa baadinimo iyo jahwareer, marka riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa inaad ku dhacdo xumaan iyo qalad.


Dream warns you of a bad path to take, beware of some of the things you are doing now, keeping you in sleep is astray and confused, when the dream is a warning you are warned to fall into mischief and error.





Previous Post Next Post