Mas midabkiisa kafeey yahay oo derbiga ku dhegan

Riyada:

Waxaan ku riyooday ayadoo mas darbiga igu dhagan Yahay maskana midib kiisa waa kafey gaduud xigen ah afkana kalataagaayo kadib bahal mukulaal u eg kana weyn mukulaasha ayaa u imaanaayo in ow dilyo kadina wow kasoo dhaaa agteyda ow na ku dhacaa hosteyda kadi aabahey oo mar hore dhintay ayaa igu dha haayo lugaha kor uqaad in ow dilyo isku dayaa lug tiisa ayow kudhu fanaa lugtoona kacunaa aabe anigane waanaxaa aabo maku cunay maya laakin wow ixajiimeeyay.

Mas midabkiisa kafeey yahay oo derbiga ku dhegan

Fasirka:

Waa cadow lagaaga digayo oo kuu dhow, waxaa dhici karto inaad saaxiib tihiin, ama aad deris tihiin oo aad ku kalsoon tahay.

Waa cadow daciif ah aan wax kaa qaadi karin sida riyada laga fahmayo.

Marka iska ilaali wixii aad ka shakiso, dadka qaar waa cadow qarsoon.


It's an enemy you're being warned about and close to you, you may be friends, or you're neighbours and trust you.

It is a weak enemy who cannot take anything away from you as the dream is understood.

When avoiding what you suspect, some people are hidden enemies



Previous Post Next Post