Riyada xajka hooyo iyo walaasha lala socdo

Riyada:

Sheekh waxan kuriyody ano xashka joga oo wllshy aniga iyo hoyady anu nahy waxa nawada nin dher oonan garanayn oo nahor socda waxan kutukanay masjid madina kuyal waxu nageyay ninki markan saladi kabaxnay mel dumar badani jogan oo halki la dawafayay ilinki laga galay ah oo dadki oo dhar cad cadi ay jogan Sheekh dhawr jer ayaan ku riyody marna anoo ulugynaya oo magaloyin usi maraya oo lay tilmamayo xashka ayaan ku riyody ifasit Sheekh ifasir waxan ahy garob.

Riyada xajka hooyo iyo walaasha lala socdo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal fiican adduun iyo aakhrio leh, waxaana la socda guur aad ku farxi doontid, waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro ah.

Waxaa kaloo laga fahmayaa inaad si dhab ah u tagi doonto xajka oo aad booqan doonto masjidka rasuulka SCW ee Madiina.


The dream describes a better future in this world and in the hereafter, and it is accompanied by a marriage in which you will rejoice, it is a very good dream of good news.

It is also understood that you will actually go on the pilgrimage and visit the mosque of the Messenger of Allah in Medina.


Previous Post Next Post