Riyada gabar silsilad dahab ii xirayso

Riyada:

Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo gabdh an qarabo nahy silsilad dahaba ixidhyso waxan ahy garob

Riyada gabar silsilad dahab ii xirayso

Fasirka:

Waa farxad aad la kulmi doonto waliba waa farxad guur xiriir la leh, dahabka dumarka loo xiro waxaa lagu fasiraa xaflad aroos inta badan.


It is a joy you will experience and it is also a joy of marriage related to it, jewelry for women is interpreted as a wedding ceremony most of the time.


Previous Post Next Post