Riyada ninkii i furay aan ku noqonayo

Riyada:

Sheekh riyada kale waxa igu riyotay gabadh wllshy ah waxy ku riyoty nin an kala tagnay oo  dib an ugu noqdy waxy tidhi babur ayaa guriga hortagan fijamadi lagu xidhy lasaraya oo arooska sheekh ifasir.

Riyada ninkii i furay aan ku noqonayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga mustaqbalkaaga, way dhici kartaa inaad nin kale guursato ama aad ku laabato ninkii hore ku furay.

Dreaming describes a change in your future, it may happen that you marry another man or return to the man who divorced you earlier.

Previous Post Next Post