Gabar ku riyoonayso mar walba iyadoo imtaxaan galayso

 Riyada:

Asc wll waxaan ahay gabar aan wali guursan waxaa igusoo noqnoqtey riyo ah inaaa imtixaaan galayo Iifasir wll

Gabar ku riyoonayso mar walba iyadoo imtaxaan galayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto fikir aduun iyo dhibaato yar oo ku saabsan mustaqbalka.

Waxaa laga yaabaa inaad u baahan tahay nolol sabar leh oo kula socon doonto ilaa Ilaahay uu faraj kaaga keenayo.


Dream indicates you will get into worldly thinking and a little trouble about the future.

You may need a patient life that will follow you until God brings you a blessing.

Previous Post Next Post