Gabar caruur agoon haysata oo kaba la'aan ku riyooto

Riyada:

Asc gabar caruur agoona haysata ayaa ku riyoota markasta iyadoo caga  cad oo magalao ka adeeganaysa oo ka baqaysa in ay dadku layaaban wayna kudoo laalabatà riyadaas.

Gabar caruur agoon haysata oo kaba la'aan ku riyooto


Fasirka:

Riyada waxay tlmaamaysaa gabadhaas in Alle dhibka ka qaadayo oo ay dareemi doonto raaxo iyo qabow oo ay ka heli doonto nin iyada guursan doono oo ehelkeeda aan ogoleyn.

Wixii ah murgo oo dhan way ka baxaysaa inshaa Allaah


The dream of that girl is that Allah will take away the suffering and she will feel comfortable and cool and will find a man who will marry her, and her relatives will not consent.

All sorrow will come out if Allah say.

.


Previous Post Next Post