Riyada beeraha aad rabto inaad kiraysato

Riyada:

waxan ku riyooday aniga iyo hooyaday oo joogna dhul beero cajiiba iyo bustaano ah bustaanadaa oo in la beerto u diyaarsan laakiin markaa

qaarna diyaarsan yihiin oo dad leeyahay 

markaa waxan u baahday in layga kireeyo beertaa aan diyaarsanayn si aan u beerto oo tacab u gashado 

markaa hooyo ayaan ka codsaday inay dadka dhulka le iiweydiiso inay iga kireeyaan 

ama ay igala hadasho si beertaa aan u tabcado

HOOYO WAY NOOSHAHAY OO WAY JOOGTAA

Riyada beeraha aad rabto inaad kiraysato

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashruuc aad fulin doonto oo aad lacag ka samayn doonto waana wax fiican inshaa Allaah.

Beeraha waxay tilmaamayaan barwaaqo iyo nolol fiican.


The dream describes a project you will implement and make money from and it is a good thing hopefully.

Agriculture points to prosperity and a better life.



Previous Post Next Post