Riyada ninka oo ku weysaysanayo biyo mustacmal ah

Riyada:

 waxan u shaqeeyaa company dadka owners ka company ga ah waxa ka mid ah nin aanu saaxiib nahay 

waxan markaa ku riyooday aniga iyo ninkaa aan u shaqeeyo oo meel kawada weyso qaadanayna 

markaa anigu waxan gacanta u dhiganayaa biyaha dadku ku weyso qaateen oo jidhkooda 

ku maydheen oo kasoo dareeraya meesha lagu weyso qaadanayo biyalaa oo mustacmal ah 

markaa waxa gacanta iga qabanaya ninkaa aan u shaqeeyo oo igu odhanaya 

ALLAAH BAA MAHADLE

biyahaas nadiif maaha ee iska daa oo kuwan nadiifta ah ku weyso qaado.

Riyada ninka oo ku weysaysanayo biyo mustacmal ah

Fasirka:

Riyada waa cajiib waxay tilmaamaysaa ninkaas biyaha kaa reebayo inuu sabab u noqonayo shaqada aad hayso shaqo ka fiican inaad heli doonto.


The dream is amazing it points to that man who keeps you out of the water as a reason for the job you have a better job you will get.



Previous Post Next Post