Riyada anoo gurigeyga ka lumaayo dad daba socdo

Riyada:

Asc sheikh waxan kuriyoday anoo gurigeyga kalumay saan uradinayo haben igu noqotay Mar waxan daba socda gawar an riyada le ku aqano waxan dhaha xafadada ey usocota iyada daba soco sad gurigaga uhesho San udaba ordayay iyadiina wey iga luntay hadana waxan arka abtigeyga sido kale wan daba socona San guriga kuhelo asna guri kale oo iga gala aan xafadayda aheyn kaligey San usocdo Mel cidlo mugdi ah imana Mel laiga jirana ma aqano  marna San usocdo bada taga wankaso labana xalay dhab dhabkas kujiray iifasir plse waan ka murgay riyadaas wallaahi

Riyada anoo gurigeyga ka lumaayo dad daba socdo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysa in noloshaada ay qasan tahay, wax badan inay kaa hallaysan yihiin, dad ayaad ku dayanaysaa oo laga yaaabo inay ku qaldaan, waxaa dhici karto in lagu sixray marka ku dadaal quraanka inaad akhrisato.

The dream indicates that your life is mixed, a lot to trust you, you trust people and they may mislead you, it may happen that you have been enchanted when striving to read the Koran.
Previous Post Next Post