Riyada anoo xaamila ah oo kici la'

Riyada:

Asc sheikh waxan ku riyoday ano xamilo ah lugaha kakici la ixanuunayan ley dhahaayo sixir aad ku istaagtay aan cabaadayo

Riyada anoo xaamila ah oo kici la'

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad aan fiicnayn oo dhib kugu samaynayo waliba waxaa laga yaabaa inay sixir kuu adeegsanayaan.

The dream indicates that there are people who are not good enough to hurt you and they may be using magic against you.
Previous Post Next Post