Riyada anoo ubax cas dhulka ka helay

Riyada:

Sheekh waxan ku riyooday xalay anoo ubax cas sita oo dhulka kahely oo ad igu faraxsan meel beran  kahely oo uuyaly walabo dhudhuban oo gududan waxa ila joga wiil inantigaya waxan niyada kuhaya inan sawir kugalo kawaran Sheekh

Riyada anoo ubax cas dhulka ka helay

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso dadka siday kuu jeclaan doonaan, waxaad noqon doontaa marwo aad loo jecel yahay oo la tixgalinayo.

It's a dream that describes how people will love you, you'll be a very popular and respected lady.


Previous Post Next Post