Riyada anoo galay xafiiska oo dad badan ay shaqo iga dalbanayaan

Riyada:

Wll waxaad iifasirtaa Anigoo soogalay xafiiska oo ay fadhiyaan dada badan oo dhalinyar ah kadib waxaan fadhiistya kirisga iyo miis isku dhagan , kadib dadakii ayaa isoo dhaweeeyay ,

Dhalinyara ayaya ahaayeen gabdho iyo will quruxbadn ,

Waxay iga codsadeen inaan shaqaalaysiiyo waxaane usheegay inaan shaqaalysiinayo ruux walbane baqtiyaansiib aan ku shaqaalysiinayo ee dukumintiga shahadooyinka ruuxaas udhiiba ,

Kadib  waxaan lakulmay oo aan qabilay booliska oo aan kawada hadalay shaqo,

Riyada anoo galay xafiiska oo dad badan ay shaqo iga dalbanayaan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa jago sare inaad ka gaarayso shaqadaada, waxaad noqonaysaa qof laga dambeeyo oo dadka caawiya.

Dreaming points to a higher position that you're achieving in your job, you're becoming a behind-the-scenes person who helps people.


Previous Post Next Post