Riyada anoo xaaska u sujuudayo maxay tahay

 Riyada:

Waxaan ku riyoodey anigoo xaaskeyga ku sajuudayo labadeeda lugood.

Riyada anoo xaaska u sujuudayo maxay tahay


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inaad ka dambeyn doonto oo wax kaste ay kaa dalbato aad u fulin doonto oo ay ku hogaamin doonto wayna ku dulleysanaysaa sida laga fahmayo sujuuda loo sujuudayo qof addoon ah.

The dream indicates that your wife will be behind her and that whatever she demands of you you will be fulfilled and she will lead you and humiliates you as it is understood by the prostrations of a slave.

Previous Post Next Post