Riyada hooyo dhar duug xiran sodohdeydana dhar cusub

Riyada:

Waqti aad ufog ayaan waxaan kuriyoodey anigoo reeerkeyga uu cusub yahey, ayaa Waxan arkey hooyadey iyo sodohdey, hooyadey waxay xiran tahey dhar duug ah oo jeexjexan oo meeel abaar ah mareyso. Iyo sodohdey oo aad dhar qurxan xiran oo mareysa meel barwaaqa ah

Markaa arooska Ayan ka baxey un wax yar ka hor

Riyada hooyo dhar duug xiran sodohdeydana dhar cusub

Fasirka;

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad adag oo reerkaaga qabsan doonto, waxayna u badan tahay cidda aad ka guursatay inay noqon doonaan dad hanti leh.


Dreaming describes a difficult situation that will take hold of your family, and it's likely that whoever you're married to will be wealthy people.







Previous Post Next Post