Riyada nin indhihiisa intuu iska soo saaro aniga i dhibaya

Riyada:

Acs sheekh  waxan kuriyody qof an aqano o meel kaligi joga  o idhihisa intu iska sosaro aniga idhibaya wll   wa marki labad o an riyada arko

Riyada nin indhihiisa intuu iska soo saaro aniga i dhibaya

Fasirka

Riyada waxay tilmaamaysaa nin adiga aad kuu rabo inuu jiro, oo adiga kaliga kugu maqan markuu ku arko aan wajiga kaa leexinin, way dhici kartaa inuu yahay nin aad is garanaysaan ama waxaa dhici karto nin aadan garanynin laakin isaga si fiican kuu garanayo.

 The dream describes a man who you want to be there, and when he sees you alone, he doesn't turn your face away, it may happen that he is a man you know or it may happen that a man you don't know but who knows you well.

Previous Post Next Post