Riyada cunitaanka hilibka ariga

Riyada:

Sheekh waxan ku riyooday anoo hilib cunaya ad umacan waxu yahay magaranayo lk  waa hilib xolad siba adhi ifasir falmigaga qarkamidana way ila jogan.

Riyada cunitaanka hilibka ariga

Fasirka:

Waa wax fiican aad heli doonto, hilibka marka lagu riyoodo waa nolol raaxo leh oo aad heli doonto, waliba nin ayuu la xiriiraa, hanti ayaad ka heli doonto nin ku guursan doono.


It is a good thing you will get, meat when it is dreamed of is a comfortable life that you will have, it is also related to a man, you will get wealth from a man who will marry you.





Previous Post Next Post