Riyada gabar ninka isoo furay guursaday anoo la hadlayo

 Riyada:

Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody  riyo ad iga yabisay oo an layaby waxay ahayd aniga iyo  gabadh wllshy ah ayaa isnidhi gadhi guri dayrleh noogu jira oon gurigayaga ahyn lasoo baxa riyada dhaxdeda anaga leh gadhiga  waxa dhacday inan aragnay gurigi uleyahay nin aniga ifury kadib aniga galy waxan ugu tagy gabadh uqabo oo aniga iga dabaysay cadi ahaan waxan ku idhi madiga gabadhu  haby tidhi waxa weye gabadh yaroo dhuban oo an qurux lahyn waxan ku leyay riyada dhexdedii ala luga dhudhubana qoftu folasha midba jaban ad ayaan uga yaby way iga baqanaysaa 

Waxan ku idhi isdaji kuma dilaye waxan ku idhi nayahee codka wasabka uga duub waxan bilaby inan hadlo markay qabatay kilibki codka aha waxan ku leyay na anigu ku dili mayo ninkan wan kala tagnay calafkayagiba dhamady waan jecela isaguna wuu ijecla lkn qadar alle ayaa dhacy adigu gabadh wllshya ayaa tahy waxba ku gaysan mayo codki isaga ayaan ku dhahy uduub waxay ishegtay inay urledahy  waxay ishegtay xiligay qaday  kadib codki way sidaysay waa gabadh yaro laf gaban kadib way ishekysay waxay iga shekysay isaga iyo halkay isku barteen sidu ula dhaqmo gurigi waax kaso kaxystay meel ayay ilasisocotaa labaradi ayaan kala qoranay waxan ku idhi waxu kugu yidha marku codka dhagaysto isoo sheeeg  kadib waxan ku dhahy waxan kaga shekaynayaa 

Qisadu aniga igu dhigay anoo gurigi kasary oo banan latagan qisadi iyo waxina anan uga shekayn ayaan katosay riyadii sheekh ifasir waan argagaxyba  xata isku gobal madaganin mana aqan lkn waan maqlay uun

Isla riyada dhexdeda markan gabadha lasocdo waxu isoo qorayaa maseej aniga waxan calosha kaleyay alah kuma qanacsana gabadha sheekh dhawr jera waan ku riyoday isago wax iso qoraya iyo asago iso wacayaba Lkn gabadhan ka shakiyay

Riyada gabar ninka isoo furay guursaday anoo la hadlayo

Fasirka:

Riyadan waxay wadataa arrimo la xiriirka jacaylka aad u qabto ninkaas ku furay, sidoo kale waxay wadataa inuusan ku qancin naagta uu guursaday waliba xaga sariirta.

Taasna waxaa laga qaadanayaa hadalka idin dhexmaray adiga iyo gabadha riyada aad ku aragtay, way dhici kartaa ninkaas inuu niyadda kugu hayo oo uu ka fikirayo waxa idin dhex maray, raga marka naag kale ay guursadaan middii hore ayay niyadda ku haynayaan.


This dream has issues related to the love you have for that man who divorced you, and it also has to say that he is not satisfied with the woman he has married in bed.

This is taken from the conversation between you and the girl in the dream you saw, it may happen that that man is in the mood for you and thinks about what happened between you, men when another woman marries the first one they keep in the mood.





Previous Post Next Post