Riyada hooyo basaxiiran oo ka imaanayso guriga sodogeyga

Riyada:

Shiiq waxaan ku riyoday hooyadeey o sodogeeyga gurigiisa ka imaaneyso kadibna asaga o amusan yahay kadib gurigeda imaday wxn arkay ayada oo basaxiiran

Riyada hooyo basaxiiran oo ka imaanayso guriga sodogeyga

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin laga murugo oo dhib leh, waxaa dhici karta inay cidda ay ka timid ku dhacdo arrintaas naxdinta leh, Ilaashay sharta riyada ha idinka qabto.


The dream describes a sad and distressing thing, it may happen that this terrible thing happens to the person from whom it came, Preserve the condition of the dream may catch you


Previous Post Next Post