Riyada cunto badan ka buuxdo qofka jiifka

Riyada:

Asc waxàd fasirtaa fasirka qolkaaga hurdada oo qayb ka mid ahna la dhigay rashiinka  cunta laga buuxiyayy

Riyada cunto badan ka buuxdo qofka jiifka

Fasirka:

Waa barwaaqo aad heli doonto, cuntada guud ahaan waa khayr iyo nolol fiican aad heli doonto, qolka jiifka marka uu yahay waxay astaan u tahay nin fiican oo aad kuu jecel.


It's the prosperity you'll have, the food is generally good and the better life you'll have, the bedroom when it is it's a symbol of a nice guy who loves you so much.





Previous Post Next Post